Musharixiin Shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Afar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shuruudo adag waxa ay ku xireen ka qeybgalka doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Gamudug. Musharaxiinta ayaana War murtiyeed wadajir ah ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen ilaa lix shuruud ay ku xireen in ay ka qeyb galayaan … Continue reading Musharixiin Shuruudo adag ku xiray ka qeyb galka Doorashada Madaxweynaha Galmudug